Shirkadda Somali Transport Services Center oo maamo Cidaado ku wareejisay aqal ay ka dhisatay turkiga

Shirkadda Somali Transport Services Center oo maamo Cidaado ku wareejisay aqal ay ka dhisatay turkiga

Shirkadda Somali Transport Services Center waxay maanta ku wareejisay maamo Cidaado Aqal ay ka iibsatay Dalka Turkiga gaar ahaan Istanbul 3+1 ah.

Haddaba aqalka waxa uu ka kooban yahay:
1- Daabaal
2- GYM
3- IYO illaalo ” Gaadh ”