Dawladda Turkiga ayaa maanta Soo bandhigtay gaadhiigi ugu horeeyay ee lagu sameeay dalka Turkiga

Dawladda Turkiga ayaa maanta Soo bandhigtay gaadhiigi ugu horeeyay ee lagu sameeay dalka Turkiga

Dawladda Turkiga ayaa maanta Soo bandhigtay Gadhii ugu hore ee lagu sameeay dalka Turkiga kaas oo ka qayb qaadabay illaalinta Cimilada .

Gaadhigan waxa samayntiisa ka howl galay 100 Engineer oo Turki ah, sidoo kale waxay maanta xaqijiyen Dawladda Turkigu Himiladii 60 Sanno ka hore .

Wixi faahfaahin ah kala Soo xidhiidh xafiiska Somali Transport Services